(Sawirro) Qatar oo deeq ka kooban qalabka COVID-19 ka dejisay Muqdisho & Hargeysa

Diyaarad ciidan oo ay leedahay dowladda Qatar isla markaana sidday qalabka looga hortago faafitaanka cudurka COVID 19 ayaa galabta soo cagadhigatay garoonka caalamiga ah Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, waxaana deeqdaasi la wareegtay Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka ee Xukuumadda .Federaalka. Soomaaliya Fowziyo Abuukar Nuur. Munaasabaddii deeqdaasi lagula soo wareegayay waxaa goob joog ka ahaa Wasiirka Wasaaradda … Continue reading (Sawirro) Qatar oo deeq ka kooban qalabka COVID-19 ka dejisay Muqdisho & Hargeysa